Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Maraykanka oo lacago siinaya qoysas ku kala tagay xadka Koonfureed

Maraykanka oo lacago siinaya qoysas ku kala tagay xadka Koonfureed

Maamulka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa lagu soo warramayaa inuu qorsheynaya in lacag dhan 450,000 oo doolar la siiyo cid kasta oo ka mid ah qoysas isku waayay dhanka xadka Koonfureed ee wadankaasi.
Dadkan ayaa ah qoysas soo galooti ah oo ay wararku sheegayaan in hadda aysan hal meel wada joogin.
Wargeyska The Wall Street ayaa ku warramaya in fulinta barnaamijkan ay iska kaashanayaan waaxyaha arrimaha gudaha , caddaaladda , caafimaadka iyo adeegyada aadanaha ee Maraykanka.
Xukuumadda Washington ayaa dadaal badan ku bixisay in la yareeyo tirada soo galootiga ee uga soo gudbo dhanka Mexico

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments