Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Roob doon laga sameyn doono guud ahaan dalka

DHAGEYSO:Roob doon laga sameyn doono guud ahaan dalka

Culimada muslimiinta ee dalka ayaa ka dib shir ay shalay yeesheen waxay ka soo saareen go’aan ah in maalinta Axadda ee soo socoto guud ahaan wadanka laga sameeyo roob doon Alle bari ah saameynta abaarta awgeed.
Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda Garissa Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa arrinkan ka hadlay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments