Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Garyaqaanada Soomaaliland oo xukuumada ku eedeeyay inay C/maalik Coldoon xaquuqdiisa ku xadgudubtay

DHAGEYSO:Garyaqaanada Soomaaliland oo xukuumada ku eedeeyay inay C/maalik Coldoon xaquuqdiisa ku xadgudubtay

Garyaqaan Jamaal Mandela oo ka mid ah garyaqaanada deegaanada Soomaaliland ka howlgalo oo warbaahinta la hadla ayaa sheegay in waaxda garsoorka Soomaaliland ay xaquuqda Maxbuusnimo ee uu xaqa ugu lahaa wariye C/maali Muuse Coldoon oo mudo labo bilood ku dhow booliska Soomaaliland u xidhnaa.
Garyaqaanka ayaa sheegay in ayadoo horay qareenada C/maalik iyo eheladiisaba loo sheegay in arinta si hoose loo dhamayndoono ay maxkamada horgeeyeen ayadoo aysan qareenadiisa iyo qoyskiida midna waxba kala socon arintaaso oo uu canbaareeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments