Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xoola dhaqatada oo ay abaartu saameysay ee ismaamulka Mandera oo loogu deeqay...

DHAGEYSO:Xoola dhaqatada oo ay abaartu saameysay ee ismaamulka Mandera oo loogu deeqay raashin

Maamulka qaran ee qaabilsan maareynta saameynta abaaraha ee NDMA laantiisa ismaamulka Mandera ayaa raashin xoolaha loogu talagalay ugu deeqday xoola dhaqatada dowlad deegaankaasi oo ay abaartu saameysay.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments