Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 44 shirkadood oo loo oggolaaday inay xarumo ka furtaan Sacuudiga

44 shirkadood oo loo oggolaaday inay xarumo ka furtaan Sacuudiga

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta leesinka shaqo siisay 44 shirkadood oo caalami ah.
Tani ayaa u suurtagelinaysa inay xafiisyo dhexe ka furtaan magaalada Riyadh.
Tallaabadan ayaa lagu sheegay mid sare u qaadi doonto awoodda dhanka ganacsiga ee boqortooyada iyo fursadda ay u heli karto deeqaha shisheeye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments