Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Ahlu Sunna oo AMISOM ku eedeeysay in ay qayb ka yihiin dagaalka...

Ahlu Sunna oo AMISOM ku eedeeysay in ay qayb ka yihiin dagaalka ka socda Guriceel

Xoogagga Ahlu-sunna ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray xaaladaha kasoo cusboonaaday Gobolka Galgaduud iyo dagaalka kasoo cusboonaaday Magaalada Guriceel.
War-Saxaafadeedka kasoo baxay Ahlu-sunna ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidanka AMISOM ay qayb ka yihiin dagaalka, iyagoo eed culus u jeediyay Dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments