Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Tirinta codadka ee doorashadii maanta ka dhacday deegannada hoose ee Puntland oo...

Tirinta codadka ee doorashadii maanta ka dhacday deegannada hoose ee Puntland oo bilaabatay

Tirinta codadka doorashadii dowladaha hoose ee maanta ka dhacday Puntland ayaa ka bilaabatay qaar ka mid ah goobihii codadka laga dhiibtay.
Goor dhow ayaa lagu wadaa in goobaha harsan ee ka kala tirsan degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn iyagana laga bilaabo tirinta codadka.
Doorashooyinkaan maanta ka dhacay saddexdaas degmo ee Puntland ka tirsan ayaa ah doorashadii ugu horraysay ee qof iyo cod ah ee deegaanadaas ka dhacda tan iyo intii la aas aasay dowlad goboleedka Puntland.
Doorashadan goleyaasha deegaanka ayaana ah mid si weyn indhaha loogu hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments