Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qof shacab ah oo lagu dilay Kashmiir

Qof shacab ah oo lagu dilay Kashmiir

Qof shacab oo ay da’diisu ahayd 19 sano ayaa lagu soo warramayaa in lagu toogtay gobolka Kashmiir ee dalka India.
Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in qofkan uu dhintay ka dib iskudhacyo dhex maray ciidamada ammaanka iyo fallaago.
Dilkan ayaa noqonaya midkii 12-aad ee qof rayid ah loo gaystay bishan gudaheeda.
Magaca qofka la toogtay ayaa lagu sheegay Shahid Axmad Rather wuxuuna ka mid ahaa ardayda dhigata machadyada dalkaasi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments