Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dabley hubaysan oo maxaabiish dhowr ah ka sii deysay xabsi ku yaalla...

Dabley hubaysan oo maxaabiish dhowr ah ka sii deysay xabsi ku yaalla Nigeria

Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday xabsi ku yaalla koonfur galbeed ee dalka Nigeria, iyagoo siidaayay tobaneeyo maxaabiis ah, sida uu sheegay sarkaal.
Olanrewaju Anjorin, oo ah afhayeenka xarunta asluubta ee gobolka Oyo, ayaa maanta u sheegay wakaaladda wararka ee Associated Press in dableyda ay soo weerareen xarunta lagu hayay maxabiista wakhti dambe oo xalay ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments