Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto oo dhallinyarada uga digay qabyaaladda

DHAGEYSO:William Ruto oo dhallinyarada uga digay qabyaaladda

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa u sheegay dhallinyarada ku nool degmada Bumala ee ismaamulka Busia ee galbeedka dalka, inay ka fogaadaan siyaasadda kala qaybsanaanta keeneysa sidoo kalena qabyaaladda ku salaysan.
Dr. Ruto ayaa ka dhawaajiyay inuu diiradda saari doono wax u qabashada dadka dan yarta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments