Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hooyo uu wiil agoon ah 13 sano ka xanuunsan yahay oo caawimaad...

DHAGEYSO:Hooyo uu wiil agoon ah 13 sano ka xanuunsan yahay oo caawimaad codsatay

Cabdiya Cabdiraxmaan Muumin waa hooyo wiil ay dhashay oo 13 sano jir ah sidoo kalena aabihii uu dhintay uu ka xanuunsan yahay.
Waxay ka soo safartay magaalada Bangal ee ismaamulka Tana River iyadoo maanta noogu timid xarunta idaacadda ee Nairobi.
Waxaa walaac joogto ah ku haya xanuunka wiilkeeda oo ay dhaqaale ahaan u tag wayday sidaas awgeedna ay bulshada muslimiinta ah ka codsanayso inay ka caawiyaan qarashaadka caafimaad ee ku baxaya wax ka qabashada xanuunka uga dhacay dhanka dhimirka.

Cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambark ah +254703386069

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments