Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka WHO: Waxaa suurtagal ah in COVID19 uu dilay 180,000 oo dhakhaatiir ah

WHO: Waxaa suurtagal ah in COVID19 uu dilay 180,000 oo dhakhaatiir ah

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay inay suurtagal tahay in saraakiil caafimaad oo ay tiradoodu tahay 80,000 ilaa 180,000 ay u dhinteen cudurka COVID19.
Hay’adda ayaa dhimashooyinkan ku tilmaantay khasaare aad u wayn oo soo gaaray bahda caafimaadka.
Waxaa kiisaskan dhimasho la diiwaangeliyay intii u dhexeysay bishii koowaad ee sanadkii hore ilaa bishii shanaad ee sanadkan.
Sidoo kale mudaddan gudaheeda waxaa cudurka COVID19 caalamka ugu dhintay 3.45 milyan oo qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments