Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo ka hadlay tallabadii lagu qaaday bandowga habeenkii

DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo ka hadlay tallabadii lagu qaaday bandowga habeenkii

Dadweynaha ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu shalay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta meesha kaga saaray bandow ka mid ahaa tallaabooyinka lagu xakameynaya faafidda cudurka COVID19 oo tan iyo bishii saddexaad ee sanadkii hore xilliga habeenkii wadanka ka jiray.
Shacabka ayaa sheegaya inay aad ugu farxeen tallaabadan oo ayna uga mahadcelinayaan hoggaamiyaha dalka .
Qaar ka mid ah dadweynaha oo la hadlay warbaahinta Star ayaa yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments