Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 220 halyeeyo ah oo maanta billad sharafeed la guddoonsiiyay

220 halyeeyo ah oo maanta billad sharafeed la guddoonsiiyay

Waxaa maanta abaal marin sharafeed la guddoonsiiyay 220 qof oo isugu jiro rag iyo haween kuwaasoo lagu tilmaamay halyeeyada wadanka.
Shakhsiyaadkan ayaa lagu amaanay kaalinta ay ka qaateen qaybaha kala duwan ee horumarka dalka.
Dabaal degga maalinta qaran ee halyeeyada dalka oo ah midkii 58-aad ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha Wang’uru ee degmada Mwea ee ismaamulka Kirinyaga gobolka bartamaha dalka.
Maalinta qaran ee halyeeyada ayaa wadanka laga xusaa 20-ka bisha Tobnaad oo maanta ku beegan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments