Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 13 ka mid ah militariga Syria oo qarax lagu dilay

13 ka mid ah militariga Syria oo qarax lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya caasimadda dalka Syria ee Dimishiq ayaa sheegaya inay qarxeen labo bambo oo la geliyay hareeraha waddooyinka.
Qaraxyada ayaa saameeyay bas siday ciidamada difaaca ee wadankaasi.
Ugu yaraan 13 ka mid ah saraakiisha gaashaandhigga ee Syria ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay qaraxyada ku nafwaayeen .
Warbaahinta dowladda Syria ayaa ku warramaysa in saddex kale ay dhaawacmeen.
Hasa ahaate mar jirto cid durbaba sheegatay mas’uuliyadda weerarradaasi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments