Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Maxay kawada hadleen Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Maxay kawada hadleen Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmad.
Kulanka oo ka dhacay hooyga Madaxweynihii hore, ayaa diiradda lagu o saaray Arrimaha doorashooyinka dalkaasi.
Shariif Sheekh Axmad ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen sidii wanaagsaneyd ee uu hoggaamiyay doorashadii xubnaha Aqalka sare ku matalaya maamulkaasi, oo u dhacday si daahfuran.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo ay yeelanayaan siyaasiyiinta Soomaaliya, iyaga oo ka wada hadlaya arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments