Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Turkiga oo diyaarado dagaal ka iibsanaya Maraykanka

Turkiga oo diyaarado dagaal ka iibsanaya Maraykanka

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inay wada hadallo la yeelanayaan Maraykanka si ay uga soo iibsadaan diyaaradaha dagaalka nooca loo yaqaano
F-16 .
Barnaamijkan ayaa waxaa ku baxaya qarash dhan 1.4 bilyan oo doolar.
Mr. Erdogan ayaa xusay in tani ay xoojin doonto hannaanka difaaca ee xukuumadda Ankara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments