Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Shiinaha oo dabagal dheeraad ah ku sameynaya isticmaalka Intarneetka

Shiinaha oo dabagal dheeraad ah ku sameynaya isticmaalka Intarneetka

Wakaaladda wararka ee Shiinaha ee Xinhua ayaa ku warramaysa in dowladda dalkaasi ay sii wadi doonto kormeer dheeraad ah oo lagu sameynayo qaabka loo adeegsado intarneetka.
Tallaabooyinka la qaadaya waxaa ka mid ah in la xiro baraha kooxaha dowladda ka soo horjeeda si looga hor tago rabshado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments