Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Baska shirkadda Alpha oo maanta shil galay

DHAGEYSO:Baska shirkadda Alpha oo maanta shil galay

Bas ay leedahay shirkadda Alpha ayaa lagu soo warramayaa inuu barqanimadii maanta shil ku galay meel u dhow degmada Nguni ee ismaamulka Kitui.
Baabuurka ayaa saaka ka soo baxay magaalada Garissa waxaa uuna ku soo wajahnaa caasimadda dalka ee Nairobi.
Shilka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro waxaana idaacadda Star FM faahfaahin ka siiyay Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey oo ka mid ah culimada Garissa oo qayb ka noqday gurmad dhaawaca lagu gaynayay isbitaalka wayn ee Mwingi.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayuu khadka taleefoonka ugu warramay

Mid ka mid ah maamulka shirkadda basaska ee Alpha oo aan la xiriirnay si aan xaqiijin dheeraad ah uga helno ayaa ka gaabsaday inuu noo warramo.
Wixii faahfaahin oo qodobkan ku soo kordho wararka dambe ee idaacadda ayaad ku dhageysan doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments