Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ruushka oo laga diiwaangeliyay in ka badan 1,000 xaaladood oo ah dhimasho...

Ruushka oo laga diiwaangeliyay in ka badan 1,000 xaaladood oo ah dhimasho ka dhalatay COVID19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ruushka ayaa markii ugu horreysay si maalinla ah u diiwaangelisay ugu yaraan 1,000 dhimasho ah oo uu sababay cudurka COVID19 tan iyo markii uu halkaasi ka dillaacay caabuqa corona.
Wararka ayaa intaa ku daraya inuu hakad galay tallaalkii ka dhanka ahaa cudurka iyadoo aynan jirin wax xayiraado ah.
Shalay ayay ahayd markii gudaha Ruushka laga xaqiijiyay in 1,002 qof oo hor leh ay u dhinteen xanuunka halka 33,208 dheeraad ah uu saameeyay.
Tirada dadka laga tallaalay caabuqa corona ee Ruushka ayaa hadda ah boqolkiiba 31.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments