Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto: Raila iyo Uhuru markii aan taageerayay keliya miyaan ammaan mudnaa

DHAGEYSO:Ruto: Raila iyo Uhuru markii aan taageerayay keliya miyaan ammaan mudnaa

Madaxweynaha kuxigeenka dalka William Ruto ayaa iska difaacay madaxda siyaasadeed oo uu sheegay inuu soo garab istaagay islamarkaana haatan ay ku eedeynayaan inuu ku lug leeyahay arrimo la xiriira musuqmaasuq.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri

Hadalkan ayuu ka jeediyay ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta
Dhanka kale Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uusan go’aamin karin cidda talada kala wareegi doonto ka dib marka uu muddo xileedkiisu dhammaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments