Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xildhibaan ka tirsan Ingriiska oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray Mindi...

Xildhibaan ka tirsan Ingriiska oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray Mindi lagu weeraray

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka UK oo lagu magacaabi jiray David Amess ayaa deegaanka laga soo doorto ee Leigh-on-Sea ugu geeriyooday dhaawac tooreey ah oo maanta jimco ah loo geystay.
Xildhibaankan oo lagu magacaabi jiray David Amess ayaa waxaa weeray nin mindi sitay oo dhowr goor ka galiyay saableeyda.
Amess oo ahaa 69 jir ayaa ka tirsanaa xisbiga talada UK haya ee Conservative.
Wuxuu baarlamaanka UK ku biiray sanadkii 1983 wuxuuna ahaa rug cadaa dhanka siyaasada oo caan ka ahaa dalka UK.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments