Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Soomaaliland oo ka hadashay hantida dadkii laga musaafuriyay Sool

DHAGEYSO:Soomaaliland oo ka hadashay hantida dadkii laga musaafuriyay Sool

Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay sababta ay u soo masaafuriyeen boqolaal qof oo Soomaaliyeed kuwaasoo mudo dheer ku noolaa magaalada Laasacaanood ee gobolka Sool oo horaantii bishaan ay halkaas Soomaaliland ka soo raaftay.
wasiirka arimaha gudaha Soomaaliland wuxuu sheegay inay talaabadaan ahaydn go’aan dowladeed oo amaanka lagu sugayo dadka deegaanka ee reer laasacaanoodna ay codsadeen in dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya laga Saaro isagoo sidoo kale ugu danbayntii sheegay inaysan wax faragalin ah ku samayn hantidii dadkaas la soo raafay ay laasacaanood uga soo tageen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments