Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Wafdi ka socdo Taalibaan oo wada hadallo la yeelanaya mas’uuliyiinta...

Wafdi ka socdo Taalibaan oo wada hadallo la yeelanaya mas’uuliyiinta Turkiga

Waxaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga gaaray wafdi matalaya kooxda Taalibaan oo halkaasi wada hadallo kula yeelan doono saraakiisha wadankaasi.
Kulanka waxaa ka qayb qaadanaya sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda ee Afghanistan iyo xubno kale oo ka tirsan golaha wasiirada.
Dhinacyadan ayaa diiradda saaraya arrimo ay labada dal ee Turkiga iyo Afghanistan dani ugu wada jirto sida ganacsiga, socdaalka iyo gaadiidka hawada.
Waxaa wafdiga ka socdo Afghanistan hoggaaminaya sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Amir Khan Muttaqi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments