Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 46 qof oo ku dhimatay dab laga soo tabiyay...

In ka badan 46 qof oo ku dhimatay dab laga soo tabiyay Taiwan

Ugu yaraan 46 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen ka dib dab ka kacay magaalada Kaohsiung ee Koonfurta Taiwan halka ilaa 40 kalena ay dhaawacmeen.
Dhacdadan ayaa saameysay dhisme ka kooban 13 dabaq oo ku yaalla degmada Yancheng .
Goobjoogayaal ayaa arroornimadii hore ee maanta sheegay inay maqleen qarax.
Waaxda dab damiska ayaa sheegtay in dabku uu aad u xoogganaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments