Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay go’aanka Maxkamada ICJ

DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay go’aanka Maxkamada ICJ

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa aragtidooda ka dhiibtay go’aankii maxkamadda Cadaaladda aduunka ee ICJ ay shalay ka gaadhay kiiskii badda ee muddada soo jiitamayay una dhexeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Shacabka Muqdish ayaa go’aanka maxkamadda si isku mid ah u soo dhaweeyay waxayna sidoo kale sheegeen inuu xaq ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments