Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Haweenka Galmudug oo baaq u diray maamulka dowlad goboleedkaasi iyo Ahlu Sunna

DHAGEYSO:Haweenka Galmudug oo baaq u diray maamulka dowlad goboleedkaasi iyo Ahlu Sunna

Haweenka ku nool Caasimadda Galmudug oo shir la yeeshay qaybo kale oo ka mid ah bulshada magaalada Dhuusamareeb iyo xildhibaan Shaacir Sheego oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa ugu baaqay Ahlusunna iyo Maamulka Galmudug in wada hadal lagu xalliyo xiisadda ka taagan deegaano ka mid ah dowlad goboleedkaasi.
Luul Xasan Salaad oo ah Xoghayaha Ururka Haweenka Caasimadda Galmudug ayaan ka wareeysanay shirkaan iyo waxyaabihii ka soo baxay waxaana khadka taleefoonka kula xiriiray Cubeyd Xasan Maxamuud oo nooga soo warramo gobolka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments