Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Garsoore been abuur ah oo 14 cisho xabsiga ku jiraya

Garsoore been abuur ah oo 14 cisho xabsiga ku jiraya

Maxkamad ku taalla ismaamulka Nakuru ayaa amartay in eedeysane lagu magacaabo Victor Kiprono Ng’eno uu saldhigga booliska ku jiro 14 cisho.
Laamaha ammaanka ayaa muddadan ku soo gabagabeyn doono baaritaanada la xiriira eedeyn loo jeediyay oo ah inuu si been abuur ah ugu shaqeysanayay inuu garsoore yahay.
Waxaa uu Ng’eno ka soo hormuuqday garsoore Rose Obata isagoo wajahaya dacwad ah inuu lacag ku helay qaab khiyaano ah.
Saraakiisha dacwad soo oogidda ayaa maxkamadda u sheegay in ay jiraan dad dhowr ah oo ka cabanaya inuu Victor khiyaanay.
Eedeymaha uu wajahaya ayay mar kale maxkamadda Nakuru soo hadal qaadi doontaa 26-ka bishan Tobnaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments