Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Meydkii saddexaad ee dhallinyaro ku dhacay badda xeebta oo gelinkii dambe ee...

DHAGEYSO:Meydkii saddexaad ee dhallinyaro ku dhacay badda xeebta oo gelinkii dambe ee shalay la soo helay

Ciidamada ilaalada xeebaha ee Coast Guard ayaa waxay 48 saacadood ka dib shalay galab ku guulaysteen in ay helaan meydka nin dhallinyaro ah oo gelinkii dambe ee Sabtida isaga iyo labo nin oo kale ay qaadday badweynta xeebta ismaamulka Kilifi .
Qofka meydkiisa laga helay deegaanka Takaungu oo ka tirsan ismaamulka Kilifi ayaa lagu magacaabi jiray Cabdiqadar Yunis Cabdi oo 22 sano jir ahaa.
Qaar ka mid ah ehelka iyo qaraabada marxuunkaasi oo warbaahinta Star kula hadlay magaalada Mombasa ka dib markii halkaasi lagu aasay ayaa yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments