Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay dardargeliso u gargaaridda dadka ay abaarta saameysay...

DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay dardargeliso u gargaaridda dadka ay abaarta saameysay ee Mandera

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Waranqara ee hoos tago deegaan baarlamaneedka Lafey ee ismaamulka Mandera Axmad Gaabnaan Cali ayaa ka hadlay abaarta daran ee ka jirto dowlad deegaankaasi iyo saameynta ka dhalatay ee dhanka waxbarashada iyo diiwaangelinta codbixiyayaasha.

Waxaa uu dhanka kale soo jeediyay in dowladda dhexe iyo midda ismaamulka Mandera ay dardargeliyaan gurmadka loo fidinayo shacabka ay abaartu ku sababtay culeyska nololeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments