Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Meydka nin dhallinyaro soomaali ah oo maalintii labaad badda xeebta Kilifi laga...

DHAGEYSO:Meydka nin dhallinyaro soomaali ah oo maalintii labaad badda xeebta Kilifi laga raadinayo

Ka dib markii xeebta ismaamulka Kilifi ay ku geeriyoodeen saddex dhallinyaro ah oo kasoo jeeda ismaamulka Garissa ayaa waxaa maalintii labaad gashay baadigoobka loogu jiro in la helo meydka mid ka mid dhallinyaradaasi oo ilaa iyo hadda la helin sida uu kusoo warramayaa wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments