Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Bulshada soomaalida ee Kenya oo loogu baaqay inaynan ka falcelin go’aanka badda...

DHAGEYSO:Bulshada soomaalida ee Kenya oo loogu baaqay inaynan ka falcelin go’aanka badda ee ICJ

Maxamad Ismaaciil Shiine oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji ee caasimadda dalka ee Nairobi ayaa ugu baaqay bulshada soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka inaysan ka falcelin ama dareenkooda muujinin ka dib go’aanka ay berri ku dhawaaqi doonto maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ taas oo ku aadan dacwadda muranka badda ee u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments