Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo shaacisay in maanta maalin fasax ah tahay

Dowladda oo shaacisay in maanta maalin fasax ah tahay

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa maalmo ka hor wargeyska rasmiga ee dowladda ku shaaciyay in maanta ay tahay maalin fasax ah.
Waxay micnaheedu tahay in maanta laga nasanaya shaqooyinka si loo xuso maalinta dhaqamada kala duwan ee qowmiyadaha ku nool dalka ee Utamaduni day oo shalay ku beegneyd.
Maalinta Utamaduni Day oo sharciga ansixiyay ayaa noqonaysa markii ugu horreysay oo Kenya looga dabaal deggo.
Kenyaanka ayaa loogu baaqay inay ka wada shaqeeyaan midnimada.
Nuxurka maalinta Utamaduni ayaa ah in dadka Kenyaanka ah ay u dabaal degaan kala duwanaanshaha dhaqammada hodanka ah si kor loogu qaado midnimada, wadajirka qaranka iyo horumarka dhaqaalaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments