Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xoolo badan oo abaarta ugu dhintay magaalada Liboi ee Garissa

DHAGEYSO:Xoolo badan oo abaarta ugu dhintay magaalada Liboi ee Garissa

Saameynta abaarta ku dhufatay dalka waxaa ka mid ah inay xoolo badan ku dhinteen sida lagu arkayo magaalada Liboi ee ismaamulka Garissa .
Maxamad Baaruud Xuseen oo halkaasi socdaal shaqo ku jooga ayaa wareysi la yeeshay mid ka mid ah dadka ay xoolaha kaga dhamaadeen abaarta iyo wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Liboi, Xuseen Axmad Bashiir waxayna ka warramayaan saameynta abaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments