Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Faransiiska oo doonaya in Ingiriiska iyo Midowga Yurub ay ka heshiiyaan arrimaha...

Faransiiska oo doonaya in Ingiriiska iyo Midowga Yurub ay ka heshiiyaan arrimaha soo galootiga

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Faransiiska Gerald Darmanin ayaa ku baaqay in la billaabo wada xajoodyada ku aaddan heshiis laga gaaraya soo galootiga oo ay yeelanayaan boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub.
Darmanin ayaa sidoo kale Britan ku boorriyay inay ka soo baxdo ballanqaadkii ahaa inay dhaqaale ku bixin doonto dagaalka ka dhanka ah qulqulka tahriibayaasha tago waqooyiga xeebaha Faransiiska si ay gudaha ugu galaan England.
Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska ayaa baaqan soo saaray ka dib socdaal uu ku tagay magaalada Loon-Plage ee waqooyiga dalkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments