Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo sheegay in haddii uu madaxweyne noqdo dadka shaqo la’aanta...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo sheegay in haddii uu madaxweyne noqdo dadka shaqo la’aanta ah lacago la siinaya

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga oo shalay kulamo kala duwan ku qabtay ismaamulka Nakuru ee gobolka Rift Valley ayaa ballanqaaday in haddii sanadka soo socdo uu ku guulaysto xilka madaxtinimada dalka uu wax badan ka beddeli doono nolosha dhallinyarada.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in si xal loogu helo shaqa la’aanta wadanka ka jirto cid kasta oo aan shaqo hayn ay dowladda bil walbo siin doonto 6,000 oo shilin.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya ayaa intaa ku daray in la soo dhisaya guddiga adeegga dhallinyarada si uu u xaqiijiyo dhaqangelinta xeerarka dowladda ay ku garab istaagayso da’yarta

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments