Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Tababar lagu qabtay magaalada Dhoobleey

DHAGEYSO:Tababar lagu qabtay magaalada Dhoobleey

Waxaa magaalada Dhoobley ee maamulka Jubbaland lagu qabtay tababar ay kasoo qayb galeen dhallinyarada, dumarka, culimada, dadka naafada ah iyo maamulka magaaladaasi.
Waxaa kulanka looga hadlay sidii looga faa’iideysan lahaa xarun dhismaheeda ay iska kaa shadeen dowladda Norwary iyo maamul goboleedka Jubbaland, sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen oo halkaasi safar shaqo ku joogo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments