Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Haweenka Midnimo ee degmada Beledxaawo oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas danyar...

DHAGEYSO:Haweenka Midnimo ee degmada Beledxaawo oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Haweenka iskaashatada ee Midnimo ayaa lacag ay Iska aruuriyeen deeq raashiin ah ku gaarsiiyeen 25 qoys oo danyar ah oo ku nool degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray degmada Beledxaawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments