Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Wasiirka Amniga Galmudug, Fiqi oo iscasilay

Wasiirka Amniga Galmudug, Fiqi oo iscasilay

Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii Madaxweynaha Galmudug iyo isaga ay isku fahmi waayeen in xaalad dagaal lagu wajaho ciidanka Ahlusunna.
Waxaa uu sheegay Wasiir Fiqi in aysan marnaba aqbali doonin in xaalad dagaal lagu wajaho culimada Ahlusunna.
Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug, uu jidkii Nabadda ka doortay dagaal lagu wajaho Ahlusunna, isagoo adeegsanaya ciidamada Soomaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments