Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Hal qof oo ku dhintay darbi ku dumay Parklands

Hal qof oo ku dhintay darbi ku dumay Parklands

Hal qof ayaa dhintay halka dhowr kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii derbi guri uu ku soo dumay wadada Parklands Fifth Avenue ee magaaladatan Nairobi.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in darbiga dhisme ku socday uu dumay iyadoona uu dhaawac soo gaaray mid ka mid ah shaqaalaha dhismahaas.
Dadka dhaawacmay ayaa loola cararay isbitaalka St Mary.
Darbigaas la dhisayay ayaa lagu tilmaamay mid sharci daro loo dhisayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments