Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 3000 oo ah madaxda katholigga ee Faransiiska oo lagu...

In ka badan 3000 oo ah madaxda katholigga ee Faransiiska oo lagu eedeyay inay carruur faraxumeyeen

Warbixin laga soo saaray baaritaan madax bannaan ayaa tilmaamaysa in 3000 oo ka mid ah madaxda kaniisadda Katholigga ee dalka Faransiiska ay tacaddi galmo u gaysteen 216,0000 carruur ah.
Dhacdooyinkan ayaa dhacay laga soo billaabo sanadkii 1950-kii waxayna warbixintu muujinaysa in tobaneeyo sano aan shaaca laga qaadin.
Madaxa guddiga baaritaanka sameeyay Jean-Marc Sauve ayaa sheegay in xadgudubka si joogto ah loo gaysanayay balse uu qarsoonaa.
Boqolkiiba 80 ee carruurta la sheegay in la faraxumeeyay ayaa wiilal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments