Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha Dadaab oo lagu boorriyay inay codeynta isku diiwaangeliyaan

DHAGEYSO:Dadweynaha Dadaab oo lagu boorriyay inay codeynta isku diiwaangeliyaan

Shacabka deegaanka Dadaab ayaa loogu baaqay inay qaataan kaarka codeynta iyadoo maanta guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduuddada dalka ee IEBC uu billaabay diiwaangelin guud.
Ibraahim Xasan Raage oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa shacabka ku boorriyay inay qaataan kaarka u suuragelin karo inay codeyaan xilliga doorashada guud ee sanadka 2022-ka.
Sidoo kale waxaa uu dadweynaha u soo jeediyay qaadashada kaarka Huduma oo aysan dad badan weli qaadan deegaanka Dadaab , isagoo arrimahan ka hadlaya ayuu yiri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments