Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasaaradda caafimaadka oo faahfaahin ka bixisay tallaalka COVID19 ee ismaamullada

Wasaaradda caafimaadka oo faahfaahin ka bixisay tallaalka COVID19 ee ismaamullada

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa bayaan ay shalay soo saartay ku sheegtay in daawooyinka tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 ee laga bixiyay ismaamulka Garissa ay yihiin 7,055 oo u dhiganta boqolkiiba 1.8.
Dowlad deegaanka Mandera, tiradan ayaa ah 6,036 halka Wajeer ay wasaaraddu ku sheegtay 4,964 oo ah boqolkiiba 1.5.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo kenyaanka si joogto ah loogu boorrinaya inay qaataan daawooyinka tallaalka si ay uga badbaadaan halista cudurka COVID19 oo weli dalka iyo si guud caalamka ka jirta.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments