Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxweyne Laftagareen oo shir ku guddoomiyay Baraawe

DHAGEYSO:Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxweyne Laftagareen oo shir ku guddoomiyay Baraawe

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayey Xaqiijinta Amniga Doorashooyinka waxay la qaateen Saraakiisha Laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan iyo Taliska Ciidanka Amisom Qeybta Degmada Baraawe.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay ujeeddada socdaalka ra’iisul wasaare Rooble uu ku tagay degmada Baraawe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments