Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Cabasho la xiriirta saameynta abaarta oo ka soo yeeraysa Lagdera

DHAGEYSO:Cabasho la xiriirta saameynta abaarta oo ka soo yeeraysa Lagdera

Saameynta ka dhalatay abaarta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka ayaa meelaha laga dareemaya waxaa ka mid ah deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa.
Mid ka mid ah waxgaradka Afweyne oo la soo xiriiray idaacadda Star FM ayaa sheegay in aynan weli helin gargaarka loogu talagalay in shacabka looga yareeyo culeyska abaarta isagoo ku baaqay in gurmadka loo fidinayo shacabka la gaarsiiyo tuulooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments