Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Libya oo lagu xiray 4,000 oo soo galooti ah

Libya oo lagu xiray 4,000 oo soo galooti ah

Ilaa 4,000 oo qof oo soo galooti ah ayaa lagu xiray galbeedka wadanka Liibiya ka dib howlgal amni oo la fuliyay.
Saraakiisha ayaa sheegaya in boqolaal haween iyo carruur ay ka mid yihiin dadka la qabtay.
Howlgallada ayaa ka dhacay magaalada Gargaresh waxayna tani qayb ka tahay bartilmaameedsiga shakhsiyaadka Liibiya ku galay sida sharci darrada ah.
Qaramada midoobay ayaa dhankeeda sheegtay in hal qof lagu dilay howlgallada amni iyadoo ugu yaraan 15 kalena la dhaawacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments