Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo ugu baaqday Itoobiya inay siyaasadeyn gargaarka bani'aadamnimo ee gobolka Tigray

Kenya oo ugu baaqday Itoobiya inay siyaasadeyn gargaarka bani’aadamnimo ee gobolka Tigray

Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday saraakisha dalka itoobiya in aysan siyaasaddeen gargaarka bini’aadanimo ee qaramada midoobay ugu tala gashay gobolka waqooyi ay xasilooni darrada ka jirto ee Tigray.
Kenya oo xilka madaxtinimada golaha ammaanka qaramada midoobay la wareegtay bishan, ayaa walaac ka muujisay sida ay Itoobiya u maareyneyso dhibaatadda ka taagan gobolkaasi.
Arrintani ayaa timid ka dib marki Itoobiya ay muddo 72 saacadood u qabatay in ay toddobo sarkaal oo katirsan qaramada midoobay isaga baxaan dalkooda.
Saraakiisah ayaa gacan ka geysanayay jiray gargaarka biniaadanimo ee gobolka Tigray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments