Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Sh Shaakir oo Star FM uga warramaay imaatinkooda Guriceel iyo waxa uu...

DHAGEYSO:Sh Shaakir oo Star FM uga warramaay imaatinkooda Guriceel iyo waxa uu yahay ujeedkoodu

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa shalay si nabad ah ugu dhacday gacanta ciidamada iyo maamulka culimada Ahlu-Sunna waljamaaca
Sheekh Maxamad Shaakir Cali Xasan oo gabal dhicii shalay gaaray gudaha degmada Guriceel ayaa khadka taleefoonka ugu warramay wariyaha Star FM ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xasan Maxamuud.
Waxaa uu uga warramay imaatinkooda Guriceel iyo waxa uu yahay ujeedkoodu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments