Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ciidamada daacadda u ah Culimada Ahlusunna oo maanta la wareegay degmada Guriceel

DHAGEYSO:Ciidamada daacadda u ah Culimada Ahlusunna oo maanta la wareegay degmada Guriceel

Ciidamada daacadda u ah Culimada Ahlusunna ayaa maanta la wareegay degmada Guriceel iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galagaduud.
G/Le Sare Cali Faarax Mohamed Bilaal Taliyihii Hogaaminaya Ciidamada Ahlu-Sunna ee maanta gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa shir jaraa,id ku qabtay hoygii Sheekh Maxamed Shaakir uu ka deganaa magaalada waxaana uu ka hadlay xaaladda deegaanka iyo go,aamo ay soo saareen.
Cubeyd Xassan ayaa qodobkan dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments