Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Soomaaliland oo sheegtay inay tallaabo ka qaadayso ergadii ka qaybgalay doorashadii aqalka...

DHAGEYSO:Soomaaliland oo sheegtay inay tallaabo ka qaadayso ergadii ka qaybgalay doorashadii aqalka sare ee goballada waqooyi

Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay tallaabo sharciyeed ka qaadayaan ergooyinkii Soomaaliland ee ka qayb galay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu doortay 11 xubnood oo aqalka sare ee Soomaaliya ka tirsan oo ku matalaya gobollada waqooyi ee Soomaaliland.
C/raxmaan Saylici ayaa sheegay inay doorashadaasi ahayd mid aan sax ahan sida uu hadalkiisa u dhigay.
Waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in wakiillada Qm ay goobjoog ka ahaayeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments